Gabileynewsonline.com
Wakaalada Biyaha Hargeysa Oo Daah-furtay Biyo-xidheenka Hoose Ee Laga Hirgeliyey Deegaanka Geed deeble!
January 25, 2023 - Written by admin

Wakaalada Biyaha ee caasimada hargaysa ayaa daah furtay dhaam biyood biyo xidheen noocuusi ku cusub yahay Somaliland oolaga hirgaliyay deegaanka Geed Deeble ee duleed magaalada hargaysa

Waxaana muhiimada uu dhaam biyoodkani leeyahay ka warbixiyay farsamo yaqaanada gacanta ku hayay mareeyaha wakaalada biyaha iyo masuuliyiin kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Wakaalada Biyaha ee Hargeysa ayaa maanta daah-furtay biyo-xidheenka hoose laga hirgeliyey geeddeble

 

COMMENTS
Latest News