Gabileynewsonline.com
WARBIXIN;-Wasiiro Xukuumada Katirsan Oo Mudo Sedex Bilood Aan Kasoo Xaadirin Xafiisyadooda Shaqo+Sobobta!
January 24, 2023 - Written by admin

Warbixin laga diyaariyay qaarkamid ah xafiisyada dawlada ee ay wasiiradu ugu shaqeeyaan ayaa daboolka ka qaaday in ay jiraan wasiiro mudo sedex bilood ah kasoo xaadirin xafiiska iyo dhibta haysa bulshadii shaqada uga baahnayd.

Warbixin : Wasiiro Sadex Bilood Laga Laayahay Goobahoodi Shaqo.

COMMENTS
Latest News