Gabileynewsonline.com
Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Qalab Caafimaad Kala Wareegtay Dawlada Tiawan
January 31, 2023 - Written by admin

Wasiirka wasaarada caafimaadka oo ay weheliyaan masuuliyiinta wasaarada ayaa agab caafimaad oo muhiim ah kala wareegay safaarada taiwan ee somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Wasiirka wasaarada caafimaadka JSL ayaa agab caafimaad kala wareegay safaarada Taiwan.

 

COMMENTS
Latest News