Gabileynewsonline.com
Wasaaradda Shaqo Galinta Iyo Arimaha Bulshada Jsl Oo Raashin Uqaybisay Qoysas Dan Yar Ah Ee Ku Dhaqan Magaalada Hargaysa
January 12, 2023 - Written by admin

Wasaarada shaqada iyo arimaha Bulshada somalland ayaa deeq raashin uqaybisay dadka danyarta ah eek u dhaqan xaafadaha magaalada hargaysa.

Waxaana qaybinta raashinkan oo a siiyay 250qoys oo laga soo xulay xaafada hargaysa faah faahin ka bixiyay agaasimaha waaxda arimaha bulshada marwo filsan xuseen khaliif.

Wasaaradda Shaqo galinta JSL ayaa deeq raashin ah u qaybisay qoysas dan yar ah.

COMMENTS
Latest News