Gabileynewsonline.com
Wasiirka Maaliyada Jsl Oo Gaadhi Nooca Dab Damiska Ah Ku Wareejiyay Maamulka Degmada Maydh!
January 29, 2023 - Written by admin

Wasiirka wasaarada maaliyada somaliland ayaa gaadhi booyad ah nooca dab damiska ku wareejiyay maamulka degmada maydh ee gobolka sanaag

Waxaana gaadhi kala wareegay taliyaha ciidanka dab damiska somaliland.

Wasiirka wasaaradda Maaliyada oo gaadhi booyada oo Dab-demis ah oo loogu talo galay degmada Maydh...

COMMENTS
Latest News