Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Biyo Balaadhinta Magaalada Boorama!
January 26, 2023 - Written by admin
Wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka oo uu weheliyo safiirka dalka Denmark ayaa kormeer ku tagay mashruuca biyo balaadhan magaalada boorama
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
