Published:

Agaasimaha Guud ee Komishanka tacliinta sare ee Somaliland Ibraahim Amiin Gadiid aya jawaab kulul ka bixiyay hadalo kazoo yeedhay xubno kazoo jeeda awdal iyo meelo kale lagu sheegay in deeqdii waxbarasho ee dalka itoobiya lagu qaybinin saami

Agaasime ibraahim amiin ayaa sheegay in aanay deedqan waxbarsho ka caban Karin reer awdal islamarkaana cidii soo xaraysatay ee galay imtixaanku ay helayeen isagoo wax lalayaabo ku tilmaamay dadka siyaabaha kale udhigaya.

Dhanka kale komishanka tacliinta sare ayaa ka hadlay dhalinyaro reer Somaliland ee deeqda waxbarasho ujooga itoobiya in aan la jahowareerin islamarkaana ay iyagu masuul ka yihiin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

"Dhawaqa Ceerigaabo oo 360 KM jirtaa maqashay ee Boorama maqli wayday ma....." Tacliinta Sare ee JSL

News Related