Waxaanu Gacanta Ku Haynaa, Nidaam Aanu Ku Xakamaynayno Sharifle Kasta Oo Reer Somaliland Ah, Oo Uu Liisan Siiyay Baanka Dhexe”Agaasime Quule.
January 11, 2023 - Written by admin
HAAgaasimaha Guud ee Baanka dhexe Somaliland mukhtaar Quule ayaa faah faahin ka bixiyay muhiimada qorshaha baanka ee sedexda sano iyo tiirarka bud dhiga u ah.
Sidoo kale Agaasimaha baanka dhexe ayaa digniin udiray shariflayaasha isku badala lacagta Somaliland kuwa qalaad.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
