Published:

HAAgaasimaha Guud ee Baanka dhexe  Somaliland mukhtaar Quule ayaa faah faahin ka bixiyay muhiimada qorshaha baanka ee sedexda sano iyo tiirarka bud dhiga u ah.

Sidoo kale Agaasimaha baanka dhexe ayaa digniin udiray shariflayaasha isku badala lacagta Somaliland kuwa qalaad.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

'' Qorshahani Waxaa Uu Koobsannayaa Tiirar Muhiim U Ah Baanka Dhexe

News Related