Gabileynewsonline.com
Waxaynu Ubaahan Nahay In Ay Qabsano Shirwayne Qaran, Oo Aynu Kaga Tashano Wixii Inga Xumaaday”Gudoomiye Faysal.
January 4, 2023 - Written by admin

Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa qotodheer uga hadlay xaalada dalka Somaliland iyo dhibta ka taagan magaalada laascanood

Sidoo kale udoomiye Faysal ayaa ku baaqay in Somaliland ubaahan tahay in layskugu yimaado shirwayne qaran

Dhanka kale ayaa eng faysal ayaa sheegay in prof cali khaliif galaydh uu ugeeriyoodaycadhadii uu ka qaaday muuse biixi markii uu fulin waayay heshiishkii ay khaatumo la gashay xukuumadii axmed siilaanyo.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

" Maanta waxa taagan Yaabkii ugu weynaa " Gudoomiye Faysal Cali waraabe

COMMENTS
Latest News