Gabileynewsonline.com
Xubno Katirsan Komishanka Doorashooyinka Iyo xildhibaano Kormeeray Goobaha Diwaangalinta Gobolka Gabiley, Kana Hadlay Caqabado Ka Jiray
January 2, 2023 - Written by admin

Qaarkamid ah xildhibaanada golaha wakiilada ee laga soo doortay gobolka gabiley iyo xubin katirsan komishanka doorashooyinka oo kormeer kusoo maray goobaha diwaangalinta ee gobolka gabiley sheegayna in la xaliyay caqabado ka jiray goobaha qaar.

Wafti xildhibaano ah ayaa soo kormeeray goobaha diiwaan galintu ka socoto ee gbolka Gabilay.

COMMENTS
Latest News