Gabileynewsonline.com
Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay In Shidaal Laga Helay Ceelkii Deegaanka Baho dhamal ee degmada Sallaxley
January 8, 2023 - Written by admin

Xukuumada Somaliland ayaa sirasmi ah ushaacisay in ceel dhawaan laga helay deegaanka baho dhamal ee degmada sallaxley uu baadhitaan kadib la ogaaday in uu shidaal yahay.

Wasiirka wasaarada tamartaiyo macdanta,waxbarashada iyo masuul kale oo xukuumada katirsan ayaa daahfuray qoditaanka ceelkan shidaalka ah ee deegaanka baho dhamal.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay baadhistii lagu sameyeeyay ceelkii shidaalka Sallaxley in......

COMMENTS
Latest News