Published:

Gudida wasiirada iyo taliyayaasha ciidanka iyo xildhibaanada iskugu jira ee magaalada laascanood ujooga xalinta khaqaaqadii ka dhacday ayaa war cusub kazoo saaray xaalada gobolka sool

Sidoo kale gudida xukuumada ayaa shuruudo culus dul dhigay shir lahu qabto laascanood  kaasi oo abaabulkiisa ay wadaan kooxo kazoo horjeeda Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

xukumadda jsl oo War-saxaafadeed ka soo saartay  Arrinta Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool.

News Related