Published:

Abwaan Yuusuf Shaacir oo kamid ah abwaanada somalida ayaa baaq culus udiray xukuumada Somaliland iyo garaadada gobolka sool oo uu usoo jeediyay in shacabka loo tudho islamarkaana la joojiyo xabada.

" Dadka Reer Laascaanood in Madaafic lala Dhaco ma ogoli " Abwaan Yuusuf Shaacir

News Related