Gabileynewsonline.com
Boqor Buurmadow Oo Sheegay In Xukuumada Somaliland Ku Fashilantay Xalinta Xaalada Laascanood, Madaxwayne Biixina Ugu Baaqay In Uu Iscasilo!
February 18, 2023 - Written by admin

Boqor Cismaan Aw maxamuud buurmadow oo kamid ah madaxdaqameedka Somaliland ayaa ka hadlay xaalada dagaal ee magaalada laascanood isagoo sheegay in xukuumada Somaliland ku fashilantay xal uhelida xaalada gobolka sool

Sidoo kale Boqor Buurmadow ayaa madaxwaynaha jsl muuse biixi ugu baaqay in uu iscasilo islamarkaana xilka ku wareejiyo madaxwayne kuxigeenkiisa si uu dalka doorasho ugaadhsiiyo.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Boqor Buurmadaw Oo Fashilka Ergada Laascanood Ku Yimid Ka Hadlay

 

COMMENTS
Latest News