Gabileynewsonline.com
DAAWO;-Mid Kamid Ah Dardaaranadii Dhaxal Galka Ahaa, Ee Marxuum Axmed Xaaji Cali Cadami Uga Tagay Shacabka Somaliland
February 3, 2023 - Written by admin
Alle ha,unxariistee marxuum axmed xaaji cali cadami oo kamid ahaa haldoorka somailand ayaa maantaku geeriyooday magaalada hargaysa iyadoo maalinta bari ahna lagu aasi doono xabaalaha halaya ee magaalada hargaysa

Marxuum cadami oo kamid ahaa dadka lagu guntay hadalo badan oo taariikhiya islamarkaana dhaxal u ah shacabka Somaliland ayaa hadalkani wuxuu kamid yahay kuwii ugu danbeeyay ee uu bulshada reer Somaliland kula dardaarmo

HALKAN KAGA BOGO MUUQAALKA WARKAN;

Xog Culus: "Somaliland baan ahay inta Cimrigayga ka hadhsana Somaliland baan..." Ex Wasiir Cadami

 

COMMENTS
Latest News