Gabileynewsonline.com
Ergadii Nabadaynta Ugu Baxay Gobolka Sool Oo Hadhimo Sharafeed Loogu Sameeyay Magaalada Caynabo
February 23, 2023 - Written by admin

Waftigii madaxdhaqameedka ahaa ee ergada nabada ugu baxay shaqaaqada ka taagan magaalo madaxda gobolka sool ee laascanood ayaa hadhimo sharafeed loogu sameeyo magaalada caynabo ee gobolka saraar.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Ergadii Nabadda Laascaanood oo Hadhimo sharafeed loogu sameeyay Magaaladda Caynaba.

 

COMMENTS
Latest News