Shabakada Gabiley News Network
Fanaan nuur daalacay oo ku sugan caasimada hargaysa ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay in ay ku dadaalaan midnimadooda islamarkaana aanay qabyaaladi waxba Tarayn.