Gabileynewsonline.com
Gudida Beelaha Garxajis Oo Sheegay In Aanay Qayb Ka Ahayn Ergada Madaxdhaqameedka Somaliland Ah ee Loo Diray Xal Uhelida Laascanood.
February 19, 2023 - Written by admin
Gudida beelaha garxajis oo maanta shir jaraa,id ku qabtay magaalada hargasya ayaa kasoo horjeestay qorshe xal loogu raadinayo xaalada ka taagan magaalada laascanood taasi oo loo diray madaxdhaqameedka somaliland.

Gudidan ayaa sheegay in aanay ka beel ahaan kamid ah ahayn madhaxdhaqameedkaasi islamarkaana eedo ujeediyay xukuumada madaxwayne biixi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Beesha Garxajis Oo Shegay Inaanay Qayb Ka Ahayn Ergada Uu Madaxwaynuhu Sheegay In udirayo Lascaanod

 

COMMENTS
Latest News