Gabileynewsonline.com
Gudida Qaban Qaabada Aaska Marxuum Axmed Xaaji Cali Cadami Oo Shaaciyay Wakhtiga La Aasayo Iyo Goobta Lagu Aasi Doono
February 3, 2023 - Written by admin

Gudi qaban qaabo oo madaxwaynaha jsl umagacaabay aaska Alle Ha,unaxariistee Marxuum Axmed Xaaji Cali Cadami oo maanta ku geeriyooday magaalada hargaysa ayaa shaaciyay halka lagu aasi doono marxuumka iyo xabaalaha iyo wakhtiga maydkiisa la qaadi doono.

Gudida aaska marxuum axmed xaaji cali cadami oo uu gudoomiye uyahay madaxwayne kuxigeenka Somaliland ayaa bulshada kuw argaliyay inmaalinta bari lagu aasidoono xabaalaha halaya jinaasadiisa lagaga tukan doono masaajidka tabliiqiyiinta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Gudiga uu Madaxweynaha  JSLu magacaabay Aaska AHUN Axmed Xaaji Cali  oo warbaahinta la hadlay .

COMMENTS
Latest News