Gabileynewsonline.com
Hogaanka Ciidanka Booliska Somaliland Ee Gobolka Sool Oo Ka Warbixiyay Xaalada Nabadgalyo Ee Magaalada Laascanood.
February 19, 2023 - Written by admin

Hogaanka ciidanka booliska Somaliland ee gobolka sool ayaa ka hadlay xaalada nabadgalyo ee magaalada laascanood labadii cisho ee udanbeeyay oo uu sheegay in ay degan tahay islamarkaana aanay jirin wax madaafiic ah oo ciidamada qaranka Somaliland kusoo tureen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

"Xasilooni iyo ifafaalo Nabadgalyo ayaa ka muuqda Laascaanod" Taliyaha Hawlgalinta Ciidanka Boliska

COMMENTS
Latest News