Published:

Siyaasi cabdilaahi maxamed daahir cukuse oo munasibad soo dhawayn ah ay usameeyeen jaaliada reer Somaliland ee dalka Uganda gaar ahaan kuwa ku dhaan magaalada kambala ayaa uga xog waramay xaalada guud ee dalka uu marayo iyo muranada siyaasadeed ee ka taagan

Sidoo kale siyaasi cukuse ayaa sheegay in Somaliland ubaahan tahay in ilaahay ka badbaadiyo talada madaxwayne biixi isagoo dhaliilay qaabkii uu uga hadlay xaalada laascanood.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Xasaasi: "Ilahay haka Samato saaro Somaliland Xabadiisa..." Siyaasi Cakuse

News Related