Gabileynewsonline.com
Laascanood Waa Walaalahayo, Ku Fiirsan Mayno Oo Ku Farxi Mayno Jabkooga, Oo Ilaahaybaa Nagu Og” Sh. Almis.
February 18, 2023 - Written by admin

Sheekh Almis Muj Yaxye xaaji Ibraahim oo kamid ah culimada reer Somaliland ayaa khudbadii jimce ee maanta kaga hadlay colaada ka taagan magaalada laascanood iyo sida ay culimo ahaan uga xun yihiin in la daadiyo dhiiga dad shacabka ah isagoo ku baaqay in la joojiyo dagaalka islamarkaana arimaha wada hadal lagu dhameeyo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

"Laascanood Waxa ka dhacaya Raali kama Nihin kumana farxayno.." Sheekh Almis

 

COMMENTS
Latest News