Gabileynewsonline.com
Maamulka Dawlada Hoose Ee Magaalada Berbera Oo Qaabiley Muwaadin Ka Cowday Dhul Uu Leeyahay Oo Xoog laga Qaadayo Iyo Balanta Ay Uqaadeen!
February 1, 2023 - Written by admin

Maayarka magaalaa berbera oo ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanka degmada berbera ayaa qaabiley muwaadin cabdi faarax oo maanta warbaahinta ka sheegay in xoog lagaga qaadayo dhul uu ku leeyahay magaalada berbera kaasi oo ay ubalan qaadeen in ay dhamaynayaan cabashadiisa

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Cabdi farax oo dhul uu ku leeyahay Berbera cabasho ka muujiyay oo maayir Cidin la kulmay.

COMMENTS
Latest News