Published:

Maayarka magaalada laascaanood oo ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanka degmada ayaa ka hadlay dagaal labadii cisho ee udanbeeyay magaalada ku dhexmarayay ciidamada Somaliland iyo ciidamo beeleedyo ka amarka qaadaya garaadka guud ee beelaha dhulba hante oo sobobay khasaare dhimasho iyo dhaawac baahsan ah islamarkaana sida uu sheegay ay ciidamadu duqaymo ka gaysteen magaalada isagoo ku baaqay in ciidamada Somaliland laga saaro magaalada

Dhanka akle maayarka laascanood ayaa ku hanjabay in uu la safan doono ciidamada deegaanka hadii la joojin waayo dagaalka.

"Dadka Dagaalamaya Maaha Argagixiso ee waa..."Maayarka Laascaanood

News Related