Published:

gudoomiyaha Komishanka Qaranka, sidoo kale waxa uu Xukuumaddii Axmed Maxamed Silaanyo noqday Wasiirkii Gaashaandhiga Somaliland, waxa Iyana xusid mudan in Jamhuuriyaddii Burburtay ee la isku odhan jiray Soomaaliya ee aynu madax-bannaanideena kala soo noqonay 1991-kii u ka soo qabtay xilalka Maareeyihii Dekeda Berbera, iyadoo markii danbena loo dalacsiiyey maareeyaha dekedaha Soomaaliya.

Madaxweynuhu waxa uu marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.

ALLAA MAHAD LEH

News Related