Gabileynewsonline.com
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Daahfuray Tababar Ku Saabsan Barashada Dastuurka Oo Loo Qabtay Shaqaalaha Dawlada!
February 22, 2023 - Written by admin

Madaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici ayaa maanta daahfuray tababar kusaabsan barashada dastuurka oo loo qabtay shaqaalaha dawlada kaasi oo ay soo qaban qaabisay wasaarada xidhiidhka golayaasha iyo arimaha dastuurka Somaliland.

Madaxweyne ku-xigeenka JSL oo furay Tababarka Shaqaalaha Dawlada ee Barashada Dastuurka

COMMENTS
Latest News