Published:

Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Warshadaha Somaliland Ee xukuumadii Axmed Siilaanyo Shucayb Maxamed Muuse ayaa dhambaal tacsi ah udiray qoyskii iyo shacabka Somaliland ee uu ka baxay Alle Ha,unaxariistee Wasiirkii hore ee Wasaarada Gaashaandhiga jsl Marxuum Axmed xaaji cali cadami oo maanta ku geeriyooday Hargaysa ayna wada tirsanaayeen golihii wasiirada ee xukuumadii axmed siilaanyo isagoo ka hadlaya wuxu yidhi;

“Allah hHa,Unaxariistee wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa maanta ku geeriyooday Hargeysa.

Cadami, ayaa ahaa siyaasi weyn oo xilal kala duwan ka soo qabtay Somaliland sida guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka ee xilligii madaxweyne Daahir Riyaale kaahin.

Cadami, wuxuu noo Ahaa Waalid Marka ay Dhinaca Siyaasada Noqoto .Waayo’arag wax badan u Soo joogay ayuu ahaa.

Tolooyinkiisii, kaftankiisii , macalinimadii , Deeqsinimadii iyo kumanaan kale,oo uu wada lahaa

Gocanayaa Moooooooyi.

Siyaasi Shucayb Maxamed Muuse ayaa Sidaasi Yidhi

News Related