Gabileynewsonline.com
Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Laga Hirgaliyay Magaalo Xuduudeedka Wajaale
February 19, 2023 - Written by admin

Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha qaranka oo ay weheliyaan masuuliyiin ka socda laanta socdaalka iyo maamulka gobolka gabiley ayaa xadhiga ka jaray dhisme magaalada wajaale looga dhisay ciidanka laanta socdaalka iyo haayada qaxoontiga.

Ugu Horayna waxaa Munaasibada xadhig ka jarka ah ka hadlay gudoomiyaha degmada wajaale oo ka waramay muhiimada ay uleedahay qaranka.

Gudoomiyaha Hayada Qaxoontiga iyo Barakacayasha oo xadhiga ka jaray xarunta Ciidanka Laanta Socdalka

 

COMMENTS
Latest News