Gabileynewsonline.com
Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Ka Waramay Taariikhdii Iyo Doorkii Ku Lahaa Dhismaha Somaliland Marxuum Axmed Xaaji Cali Cadami Oo Maanta Ku Geeriyooday Hargaysa
February 3, 2023 - Written by admin

Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah Maxamuud xaashi cabdi ayaa shacabka Somaliland ka tacsiyadeedyay geerida Alle ha,unaxariistee Axmed xaaji cali Cadami oo xilal kala duwan kazoo qabtay Somaliland islamarkaaa kamid ahaa shakhsiyaadkii kazoo qayb qatay dhismihii dawlada Somaliland

Sidoo kale Gudoomiye maxamuud xaashi ayaa ka waramay taariikh nololeedkii marxuum Cadami.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Maxamuud Xaashi oo ka hadlay Taariikhda Marxuum Axmed Xaaji Cali Caddami oo Hargaysa ku Geeriyooday

COMMENTS
Latest News