Gabileynewsonline.com
Siyaasi Xaglatoosiye Oo Beeniyay In Kooxo Argagixiso Ahi ka Dagaalamayaan Laascanood,Madaxwayne Biixina Ugu Baaqay In Uu Ciidamada Ka Saaro
February 8, 2023 - Written by admin

Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka shacabka Somaliland ee SPP Saleebaan ciise Xaglatoosiye ayaa si kulul ubeeniyay in magaalada laascanood ay ka dagaalamayaan kooxo argagixiso ah sheegayna in dadka ay ciidamada Somaliland la dagaalamayaan ay yihiin shacabka gobolada SSC Oo taageersan go,aankii kazoo baxay shirkii garadaadada ee ka qabsoomay magaalada laascanood

Sidoo kale siyaasi Dr Xaglatoosiye ayaa maadxwaynaha Somaliland muuse biixi ugu baaqay in uu ciidamadiisa kala baxo magaalada laascanood six al iyo wada hadal uyimaado.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

"Muuse la bax Ciidankaga,Argagixiso ma joogto SSC, dadkii aad leysay baa kacay"Saleban Xagla-Toosiye

COMMENTS
Latest News