Published:

Suxufi/rugcadaa maxamed cali waji ayaa dardaaran culus ujeediyay suxufiyiinta ka hawlgala warbaahinta somalida iyo kuwa baraha bulshada isagoo ugu baaqay in ay bulshada usoo gudbiyaan war xaqiiqa kana fogaadaan waxyaabaha ka fog xaqiiqda islamarkaana bulshada kala fogaynaya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

“Warbaahinta waxaan leeyahay Dadka u sheega Xaqiiqadda” Maxamed Maxamed Xasan Cali Weji

News Related