Published:

Shirkii golaha amaanka ayaa lagaga hadlay xaalada ka taagan magaalo madaxda gobolka sool ee laascanood taasi oo sobobtay in dad badani barakacaan.

Sidoo kale shirkan ayaa dhinacyada dirirtu ka dhacayso ee magaalada laascanood loogu baaqay in xabada la joojiyo islamarkaana ay dadka shacabka ahi heleen meelo loo mariyo gar gaarka.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Qaramada Midoobay oo dhagaysatay warbixinta Dagaalka Laascaanood.

News Related