Gabileynewsonline.com
Walaalahayaga Reer Sool Waxaan Leeyahay, Waxa Iniga Qaban Yaan Qori Lagu Raadinin Ee Wadahadal Aynu Ku Raadino”Wasiirka Ganacsiga Jsl
February 21, 2023 - Written by admin

Wasiirka wasaarada Ganacsiga Somaliland Maxamuud xasan sacad saajin ayaa baaq udiray shacabka iyo waxgaradka ku dhaqan gobolka sool isagoo usoo jeediyay in aanay qori ku raadin waxa ay Somaliland ka tabanayaan oo ay iyagu wax ka tabanayaan Somaliland iyo beesha dhexe.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

'' Reer laascaanood waxan leeyahay waxad tabanaysaan si sharafle uraadsada '' Wasiirka Ganacsiga JSL

 

COMMENTS
Latest News