Gabileynewsonline.com
Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Dawlada Hoose Qaarkood Ku Wareejisay Maamulka Waxbarashada Aas Aasiga Ah.
February 13, 2023 - Written by admin

Wasaarada waxbarashada somaliland ayaa qaarkamid ah dawlada hoose ee dalka ku wareejisay maamulka waxbarashada aas aasiga ah

Madaxwayne kuxigeenka somaliland ayaa goob joog ka ahaa munaasibada ay wasaarada waxbarashada ayaa heshiishka wareejinta waxbarashada aas aasiga kula gashay maamulka dawlada hoose ee gabiley, hargaysa iyo berbera.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Heshiiska Wareejinta Waxbarashada Aasaasiga ee Wasaaradda waxbarashada  Iyo Dawladaha hoose

COMMENTS
Latest News