Published:

Wasiirka wasaarada gaashaandhiga Somaliland cabdiqani maxamuud caateeye oo kamid ahaa gudidii wasiirada xukuumada Somaliland ee mudo ku suganaa magaalada laascanood ayaa ka warbixiyay xaaladihii ugu danbeeyay ee xaalada ka taagan magaalada laascanood iyo qorshayaasha ku lamaanaa dilalkii mudada soo socday ee loo gaystay haldoorka gobolka sool oo keenay in maanta dagaal ay Somaliland kula jiraan kooxo isa soo bahaystay oo duulaan ku ah qarannimada Somaliland iyo nabad ku noolaadaan shacabka reer sool

Dhanka kale wasiir cabdiqani ayaa ka warbixiyay dagaal maanta ka dhacay magaalada laascanood oo lagu soo weeraray fadhiisimada ciidanka Somaliland kuwaasi oo ay iska difaaceen.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Wasiirka  Gaashaandhiga JSL ayaa  ka Warbixiyay xaaladihii ugu dambeeyay ee Magaalada Laascaanood

 

News Related