Published:

Wasiirka Warfaafinta Somaliland saleebaan cali koore ayaa jawaab kulul ka bixiyay eedo maalintii shalay uu gudoomiyaha baarlamaanka jsl cabdirasaaq khaliif ujeediyay madaxwayne biixi iyo wasiir koore isagoo ku eedeeyay in ay iyagu fashiliyeen waxksta oo nabad lagaga dhalin lahaa magaalada laascanood

Wasiir Koore ayaa sidoo kale eedo culus ku miisay gudoomiye khaliif kuna eedeeyay in uu jabiyay dastuurkii qaranka Somaliland islamarkaana ay muhiim tahay in xilka laga qaaado.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Cabdirisaaq Khaliif waxa uu caddaystay fikirkiisa uu kaga soo horjeedo Qarannimada

 

News Related