Published:

“Muwaadinkaasi Yaasiin Cali Aadan Gurigaasi Uu Igu Haystay Isagu Malahayn, Ee Dahabshiil Ayaa Lahayd, Isaguna Wuxuu Ahaa Mulkiilihii Hore Ee Guriga”Xil. Maxamed Abiib”

Xildhibaan Maxamed Abiib Jaamac oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa wax laga waydiiyay muwaadin dhawaan cabasho ka muujiyay oo sheegay in xildhibaanku xoog kaga haysto guri uu leeyahay oo uu kiro ugu jiray islamarkaana uu awooda xidhibaanimo u adeegsaday oo uu xidhay markii uu ka dalbaday in uu guriga uga baxo

Xildhibaan Maxamed abiib ayaa isagu cabashada muwaadin Yaasiin Cali Aadan oo uu ku jiro gurigiisa faah faahin ka bixiyay sidii wax udhex mareen iyo weerar uu sheegay in uu kusoo qaaday mulkiilaha gurigu.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Xildhibaan Maxamed Abiib ma guri ayuu xoog kaga jiraa Muwaadin Reer Somaliland ah?

 

News Related