Gabileynewsonline.com
Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Dagaalka Laascanood Iyo Eedaha Ay Ujeediyay Madaxwayne Biixi
February 18, 2023 - Written by admin

Xoghayaha warfaafinta xisbiga waddani ayaa ka hadlay xaalada gobolka sool iyo dagaalada ka dhacay magaalada laascanood

Sidoo kale xisbiga waddani ayaa madaxwayne biixi ku eedeeyay in uu isagu keenay dibta ka taagan magaalada laascanood.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

“Macquul Maaha In Xabbad-Joojintu Hirgasho Inta Ay Labada Ciidan Isku Muuqdaan” Xisbiga Waddani

 

COMMENTS
Latest News