Gabileynewsonline.com
Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Xaalada Magaalada Laascanood Iyo Baaq Uu Udiray Shacabka Gobolka Sool Iyo Xukuumada!
February 6, 2023 - Written by admin

Gudoomiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan ayaa ka hadlay dagaal maanta ka dhacay magaalada laascanood oo sobobay khasaare dhimasho iyo dhaawac iskugu jira

Sidoo kale Gudoomiyaha Xisbiga wadani ayaa baaq nabadeed udiray shacabka gobolka sool iyo xukuumada Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

“Waxaanu leenahay xabbadi xal maaha ” Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI.

COMMENTS
Latest News