Xukuumada Somaliland Oo War Cusub Kasoo Saartay Xaalada Magaalada Laascanood, Beenisayna In Ay Ka Jartay Adeegyadii Bulshada
February 8, 2023 - Written by admin
Wasiir kuxigeenka wasaarada warfaafinta jamhuuriyada Somaliland oo goordhawayd warbaahinta la hadlay ayaa cadeeyay mawqifka Somaliland ee xaalada ka taagan magaalada laascanood iyo cida ay ciidamada qaranka Somaliland kula dagaalamayaan gobolka sool
Sidoo kale wasiir kuxigeenka warfaafinta ayaa beeniyay in xukuumadu magaalada laascanood ka jartay adegyadii bulshada islmaarkaana ay ciidamo waxyeelo ugaysteen cisbitaalka magaalada.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
