Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo kormeeray Dhismaha Wado Cusub Oo Laga Hirgalinayo Magaalada Wajaale
March 9, 2023 - Written by admin
-badhasaabka gobolka gabiley oo ay weheliyaan maamulka degmada wajaale ayaa kormeeray dhismaha wado cusub oo ay maamulka degmadu ka wadaan gudaha magaalada.



