Gabileynewsonline.com
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Daahfuray Barnaamij Lagu Midaynayo Badqabka Caafimaadka
March 21, 2023 - Written by admin

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ka qayb-galay barnaamijka (One Health) kaasi oo lagu midaynayo bad-qabka Dadka, Deegaanka iyo Xoolaha.

Madaxweyne Ku Xigeenka JSL ayaa daah-Furay Mashruuc loogu magac daray caafimaadka midka ah .

COMMENTS
Latest News