Gabileynewsonline.com
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Xadhiga ka Jaray Wajiga Koowaad Ee Dhismaha Wadada Boorama Iyo Baki.
March 7, 2023 - Written by admin

Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici  oo ay weheliyaan Badhasaabka gobolka awdal iyo ka degmada Borama ayaa xadhiga ka jaray wajigii koowaad dhismaha wadada isku xidhaysa Borama iyo Baki Oo Ay Hirgalinayso hay’adda ASARDA.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Madaxweyne Ku xigeenka JSL ayaa xadhiga ka jaray wajiga kobaad ee dhismaha wadada isku xidha.....

COMMENTS
Latest News