Gabileynewsonline.com
Madaxwayne Kuxigeenka Maamul Goboleedka Punthland Oo Ka Horyimid Mawqifkii Madaxwayne Deni Ka Qaatay Dagaalka Laascanood
March 7, 2023 - Written by admin

Madaxwayne kuxigeenka maamul goboleedka Punthland somaliya axmed karaash ayaa sheegay in uu ka aragti duwan yahay mawqifka madaxwaynaha punthland ka istaagay dagaalka laascanood islamarkaana uu dastuurka punthland ogolyahay in ay ka qaybgalaan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

"Dastuurka Puntland ayaa noo Fasaxaya Dagaalka Laascaanood " Madaxwayne xigeenka Puntland.

COMMENTS
Latest News