Published:

Madaxwayne kuxigeenka maamul goboleedka Punthland somaliya axmed karaash ayaa sheegay in uu ka aragti duwan yahay mawqifka madaxwaynaha punthland ka istaagay dagaalka laascanood islamarkaana uu dastuurka punthland ogolyahay in ay ka qaybgalaan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

"Dastuurka Puntland ayaa noo Fasaxaya Dagaalka Laascaanood " Madaxwayne xigeenka Puntland.

News Related