Published:

Maamulka Dowladda Hoose Degmada Gabiley Oo Ay weheliyaan haayada Camuud Foundation ayaa deeq raashin ah uqaybiyay  400 oo qoysas danyar ah.

Raashinkan oo ay qoysaska danyarta ah Ugu deeqday Haayadda Camuud Foundation.

Haayada Amoud Foundation ayaa deeq raashina gaadhsiisay 400qoys oo kunool Degmada Gabiley.

 

News Related