Gabileynewsonline.com
Noloshu Waa Salaan, Qofku Haduu Cagta La Helona Masoo Noqdo”Wasiirka Maalgashiga Jsl.
March 4, 2023 - Written by admin

Wasiirka wasaarada maalgashiga Somaliland marwo oo ka qaybgashay munaasibad ay haayada Youth peer ayaa dhalinyarada Somaliland hablo iyo dumarba kula dardaaran tahay in ay dadaal sameeyaan islamarkaana aanay ka daalin Hiig sigooda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

"Waxa la idinka rabaa inaad damaca la timaadaan, laakiin aqbalka Allah iska leh"

COMMENTS
Latest News