Gabileynewsonline.com
Qaramada Midoobay Oo Malaayiiin Dollar Ugu Deeqday Dadkii ka Barakacay Magaalada Laascanood
March 10, 2023 - Written by admin

Haayada gargaar uqaabilsan qaramada midoobay ee ocha ayaa sheegay in lacag dhan 2milyan ay ugu deeqday gargaarka dadkii ka barakacay colaada magaalada laascanood

Sidoo kale haayada qaramada midoobay ee ocha ayaa sheegay in ay dhibaato ka taagan tahay sidii dadka barakacay gargaarka loo gaadhsiin lahaa soboba la xidhiidha abniga.

Qaramada Midoobay Oo Malaayiin Doollar Ugu Deeqday Dadka Ku Bara Kacay Colaada Gobolka Sool

COMMENTS
Latest News