Shacabka Magaalada Wajaale Oo Ka Dareen Celiyay Waddo Halbowle Ah Oo Maamulka Degmada Hirgalinayaan
March 13, 2023 - Written by admin
Shacabka ku dhaqan magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ayaa soo dhaweeyay dhismaha wado cusub oo maamulka degmadu hirgalinayaan taasi oo muhiim u ah bilicda magaalada iyo isku cosodka.



